Almis

This user hasn't shared any profile information

By Almis On Tuesday, October 4th, 2016
0 Comments

Kabtanka Xulka Ingiriiska Wayne Rooney Oo ka Hadlay Mustaqbalkiisa Kubada Cagta Iyo Kaalinta Uu Kaga Jiro Xulka Wadankiisa

Ciyaaryan Wayne Rooney oo shir jaraa’id qabtay ayaa waxa uu sheegay inuu ku qanacsan yahay meesha uu ka ciyaarsiiyo macallimka sida ku meel gaarka ah u leylin doona xulka England, Gareth Southgate. Mar la More...

By Almis On Tuesday, October 4th, 2016
0 Comments

wAJAALE nEWS

WELCOME (82)  More...

By Almis On Monday, October 3rd, 2016
0 Comments

Daawo Nin Aanay Xabdu Karin Isla Markaana Aan Hurdo Seexan Intii Uu Ifka Joogay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan  (54)  More...

By Almis On Monday, October 3rd, 2016
0 Comments

Daawo-Muuqaal:- Hogaamiyayaashi Caalamka Soo Mara Ee Ugu Mayalka Adkaa, Dadkii Ugu Badnaana Dhegta Dhiiga U Daray.

Barnaamijkeena waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah Waxyaabihii ay ku kala duwanaayeen Adlov Hitler iyo Banito Mussalini oo labadooduba ka mid ahaa dadkii xulafada noqday ee colaado ay humeen dartood caanka More...

By Almis On Friday, August 26th, 2016
0 Comments

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Diidday Inuu Sii Daayo Muwaadin U Xidhan Maalintii Toddobaad

Hargaysa(GNN):-Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ku gacan-saydhay Xubno odayaal ah oo ka dalbadday inuu iska cafiyo Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr oo maalintii toddobaad sifo sharci-darro More...

By Almis On Saturday, August 20th, 2016
0 Comments

Somaliland Democracy At Crossroads. Written by:Mohammed Dahir Ahmed

The same lobbyists and callow ministeries, notably the Minister of the Presidency is trying hard to find any excuse to delay the Presidential election which is  Democracy without timely elections is an other form More...

By Almis On Saturday, August 20th, 2016
0 Comments

Guddoomiyihii kooxda ololaha Trump oo iscasilay

Guddoomiyaha kooxda ololaha murashaxa xisbiga Jamhuuriga, Donald Trump, ayaa iscasilay laba bilood un kaddib markii uu xilkaasi qabtay. Paul Manafort, ayaa wajahayey cambaarayn ku aadan xiriirka uu la lahaa siyaasiin More...

By Almis On Saturday, August 20th, 2016
0 Comments

Daawo :-Wasaarada Waxbarashada Iyo Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay Oo Heshiis Ka Gaadhay Man-hajka Waxbarashada Dalka

Daawo :-Wasaarada Waxbarashada Iyo Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay Oo Heshiis Ka Gaadhay Man-hajka Waxbarashada Dalka (11)  More...

By Almis On Saturday, August 20th, 2016
0 Comments

Duulimaadkii U Horeeyay Ee Xajka Oo Manta Ka Gooshay Madaarka Cigaal International Airport

Hargaysa(WJL)Xujaajtii ugu horeysay ee soo gudanaysay waajibaadka Xajka ee Sanadkan ayaa maanta u Duulay Magaalada barkasan ee Maka, Wasiirudawlaha Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Axmed Nuur Faahiye More...

By Almis On Thursday, August 18th, 2016
0 Comments

Muuse Biixi Oo Soo Bandhigay Sadex Qof Oo Tababarayaasha Noloshiisa Ah Iyo 3 Arimood Oo Jecelyahay Inuu kaga Dadweyne Siilaanyo

Hargeysa(WJL):-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo bandhigay saddex halyey oo uu caddeeyey inay yihiin tabarayaasha noloshiisa, isla markaana uu More...

By Almis On Thursday, August 18th, 2016
0 Comments

20 ku dhaawacantay qarax ka dhacay bariga Turkiga

Warbaahinta dalka Turkiga ayaa sheegtay in 20 qof ay ku dhaawacantay kaddib markii gaari lagu qarxiyay xarun boolis oo ku taalla gobalka Van, ee xadka dalkaasi uu la wadaago Iiran. Muuqaalo laga baahiyay telefishannada More...

By Almis On Thursday, August 18th, 2016
0 Comments

Madaxwaynaha Somaliland Oo Safar ugu Baxay Gobolada Bariga.

Hargaysa(WJL)Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo  iyo Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Ayaa Safar Saaka ugu Baxay Gobolada Bariga siiba Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool. Waftigan More...

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com