Share this:

" />
02 June 2017 | News

Daawo Dhacdo Murugoleh: Aabo Ku Nool Magaalada Burco Oo Saddex Caruura Oo Uu Dhalay Ay Kaga Dhinteen Xanuunka Shuban Biyoodka Ka Dilaacay Burco

Aabo ku nool magaalada Burco ayaa waxa saddex caruura oo uu dhalay ay kaga dhinteen xanuunka Shuban Biyoodka ee ka dilaacay gobolka Togdheer,waxaana uu aabahani eedaymo kulul usoo jeediyey golaha deegaanka Burco.
 

 

 

 

 

 

 

(39)

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com