Share this:

" />
30 September 2016 | News

Daawo:Askartii Maamulka Galmudug lagaga dhaawacay duqeyntii Maraykanka oo Muqdisho la keenay iyo Shacabka oo ka hadla

Ugu yaraan todoba askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Galmudug ee ku dhaawacmay duqeyntii Maraykanku ka fuliyey duleedka Gaalkacyo ayaa maanta la keenay magaalada Muqdisho.

 

Dayuurad gaar ah oo dowlada federaalku ka dirtay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay dhaawacyada ciidanka Galmudug ay ka soo qaaday garoonka dayuuradaha Gaalkacyo.






 

(58)

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com