Share this:

" />
06 February 2017 | News

DAAWO:Kulan Ay isugu yimaadeen Guddida Sicir Bararka iyo Ganacsatada Somaliland

Hargeysa(WNN)-Kulan Ay isugu yimaadeen Guddida Sicir Bararka iyo Ganacsatada dalku, ayaa markii uu soo dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiir ku-xigeenka maaliyadda Md Cali Axmed Maxamed iyo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Md.Maxamed Shukri Jaamac iyadoo ay saxaafaduna su’aalo dhawara ka waydiisay halka laysla marayo iyo sicirka suuqa ee wakhtigan

 

 

(6)

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com