Share this:

" />
17 September 2016 | News

Dabley Hubaysani oo Xalay Ku Dilshay Duleedka Magaalada Burco Iyo Ciidamada Booliska Oo Ku Dabajira

Waxaana ninkan ay dableydu xalay dishay lagu magacaabi jirey Axmed Hure,waxaana sida naloo sheegay ay dableydani marxuunka ku fureen rasaas taasi oo sababtay inuu u geeriyoodo.

Illaa hadda lama garanayo cida dishay marxuunka iyo waliba sababta ay u dileen.

Ciidamada booliska gobolka togdheer ayaa bilaabay baadhitaano ka dhan ah dableyda dishay marxuunkan reer miyiga ah ee lagu magacaabo Axmed Hurre,iyaga oona ciidamadu soo qaaday maydka marxuunka,haddana uu yaalo cusbitaalka wayn ee magaalada burco.

(47)

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com