Share this:

" />
17 April 2018 | News

Deg Deg Daawo Dhisme Casriya Oo Loo Dhisey Ciidamada Militeriga Somaliland Waxaa Dhismahaasi Hirgaliyay

Deg Deg Daawo Dhisme Casriya Oo Loo Dhisey Ciidamada Militeriga Soomaalild Waxaa Dhismahaasi Hirgaliyay Hadaba Waxa Dhismaahasi loogu Talagay Saraakiisha Baranaysa junier Stafka Ciidanka Mileteriga soomaalid  Waa Qeyb ka ,mida hadalo Kooban oo Laga Jeediyay dhisme ka Kooban Toban Qol Oo Hurdo Ah kaasi Oo Laga Hirgaliyay Miiska Saraakiisha ciidanka soomaalild ee casimada hargeisa Waxaana Hirgalyay Dawlada Ingiriiska Madaxa Ciidanka Boqortooyada ingiriiska  qaarada Ufadhiya Qaarada africa  Fadhigiisuna Yahay Wadanka Itoobia Caasimadiisa Adisababa

REPORTER KHAALID MAHAMED DAAHIR

WAJAALE.COM SENETWORK[WAJAALE.COM]

WAJAALE OFFICE

(566)

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com