Share this:

" />
04 October 2016 | News

Kabtanka Xulka Ingiriiska Wayne Rooney Oo ka Hadlay Mustaqbalkiisa Kubada Cagta Iyo Kaalinta Uu Kaga Jiro Xulka Wadankiisa

Ciyaaryan Wayne Rooney oo shir jaraa’id qabtay ayaa waxa uu sheegay inuu ku qanacsan yahay meesha uu ka ciyaarsiiyo macallimka sida ku meel gaarka ah u leylin doona xulka England, Gareth Southgate.

Mar la weydiiyay inuu weli doonayo inuu ka ciyaaro khadka dhexe wuxuu ku jawaabay, “Su’aashaas waan ku daalay, marar badan ayaan ka jawaabaa”.

“Isla jawaabtii ayaan ku celinaayaa, waxaan ka ciyaari doonaa meesha uu tababaraha iga doonayo. Aniga weligey isma amrin,” Ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

waxaa sidoo kale la weydiiyay sida uu u arko macalinka cusub ee England Gareth Southgate waxa uu yiri, Wayne Rooney, “Waa fursad uu ku muujin

 

(19)

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com