Maamulka Gobolka Sool Oo Kulan La Qaatay Hay’adaha Caalamiga Ah Iyo Kuwa Maxalliga Ah Ee Ka Hawl Gala Gobolka Sool
Hargeysa(WNN)-Maamulak gobolka Sool ayaa maanta kulan la qaatay hay’addaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah ee gobolka Sool ka hawl gala.
(67)