Share this:

" />
09 October 2016 | Articles / Community

Maxaa Ka Jira inay Sheekh Aadan Siiro Iyo Koox Culimo Ahi Dhawaan Ku Biiraan Xisbiga WADDANI 

Waxaana xogahan ay noo sheegen in sheikh Aadan Siiro Jimcaha Soo Socda la filayo inuu masaajidka uu imaamka ka yahay ee magaalada hargeysa uu kaga dhawaaqo inay ku biirayaan xisbiga WADDANI.Masuuliyiinta WADDANI uu hoogaminayo Gudoomiye Cirro ayaa naloo sheegay inay xalay kulan la yeesheen Sheekha iyo kooxdan culimada ah iyaga oo  ka wada hadlay arimo khuseeya siyaasada dalka,waxaana labada dhinacba ka dhashay is afgarad.Qaban-qaabada xaflada soodhawaynta culimadan kusoo biiraya xisbiga WADDANI ayaa laga dareemayaa gudaha magaalada hargeysa,balse wali ma cadda wakhtiga xaflada soo dhawaynta ah loo qabanayo.

(68)

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com