Waxay Hay’adda EAD ka codsanaysaa bulshada Somaliland, qurbejoogta degaanka iyo Guudahaan Muslimiinta + VIDEO.
Waxay Hay’adda EAD ka codsanaysaa bulshada Somaliland, qurbejoogta degaanka iyo Muslimiinta inay si ballaadhan uga qayb qaataan Tabarucaadka khayriga ah ee lagu fulinayo 6-da Mashruuc sanadka 2015/2016.
Tabarucaadka waxaad ku soo hagaajin kartaan Accounts-kan :
East Africa development ” EAD “
Dahabshil HRGD34184
Omaar Global limited 00436472
Faahfaahin dheeraada: ea-development@live.com
(331)