Share this:

" />
22 November 2016 | News

Xildhibaan Golaha Guurida Ka Tirsanaa Oo Maanta Aas Qaran Hargeysa Loogu Samaynayo

Marxuun Ibrahain Aw Nuur Jiciir muddo laba sano ka hor ah ayuu iska casilay xubinimadii aqalka odayaasha (guurtida) oo uu sheegay inaanu xanuun dartii u gudan Karin waajibaadkiisa shaqo,waxaana buuxiyay booska golaha guurtida wiil uu dhalay oo la yidhaahdo Muuse Ibraahin Nuur, kaasi oo hadda kamid ah golaha guurtida Somaliland.Alle haw naxariistee waxa uu marxuunku door wayn kasoo qaatay nabadayntii beelaha iyo hubka dhigistoodii iyo waliba dhismihii dawladnimada jamhuriyadda Somaliland.

(16)

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com