Share this:

" />
08 September 2016 | Community / News

Xisbiga Wadani oo soo dhaweeyey Haweenka Hargeisa + Sawiro

Hargeysa (WNN):- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu saaka ka qeyb galay xaflad uu xisbigiisu ku  soo dhaweynaayey  haween weynaha lixda  degamo ee  Caasimada   Hargeysa

7

 

Xafladan soo dhaweynta ah ayaa waxaa ay ka dhacdey hotel Maroodi-Jeex ee magaalada Hargeysa waxaana ka soo qeyb galay saraakiisa xisbigaasi iyo badiba haweenka ku nool lixda degmo ee caasimada Hargeysa waxaana ay sheegen in haweenkani in maanta laga bilaabo cududoodii tageero ay ku biirin doonan xisbiga Waddani .

6
2345

89101112131415161718

(106)

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com