Share this:

" />
16 October 2016 | Articles

XOGTA FARIIN CAAFIMAD EE TAYADA CAANAHA MILK BOWDERS EE DALKA DIBADA UGA YIMAADA GANACSI AHAAN

Caanahaas oo ahaa caanaha coast nido iyo caanaha unchor spot trading company oo ah caano ay samayskoodu waafaqsanyahay Caanaha  milk bowders  oo runtii dalka dibada uga yimaada ganacsi ahaan  caanahas oo lagu soo diyaariyo samayskooda  dalalka  newsland hollan etc

Caanahii hore dalka u iman jiray way xadidnaayen  ganacsigooda iyagoo ku iman jiray nidaam ganacsi laba dawladood  iyadoo loo eegi jiray nooca tixraaca tayadooda waxtar  dalka samey ama soo saaray caanaha in uu ka haysto  tixraac warqad caafimaad  under who  certified liecence

Caanahaas oo ahaa caanaha coast  nido  iyo caanaha unchor spot  trading company oo ah caano  ay samayskoodu waafaqsanyahay  shuruucda caafimaadka guud ee loga baahan yahay in la waafajiyo  ganacsigooda caanahan oo dalalka  hada  xoog  ganacsigooda  iyo isticmaalkodu uga socdo 

Iyadoo dalkeena waqti xaadirkan aanay jirin dakadahii lagu baadhayey  tayada waxtar  ee ganacsiga  cuntooyinka caanaha  sharaabka rashinka  iyo nidaamkii ganacsi ee u shaqaynayey  system  ganacsi xidhiidh  dawlado

 Waxay taasi sababtay in caanahii dalka dibada uga iman jiray iyo dalalkii ganacsigoodu aynu ku xidhnaan jiray ay meesha ay ka baxday oo cid kasta ay keento  ganacsiga ay doonan iyagoo aan eegayn caafimad qabka fayadhowrka bulshadooda

Caanaha inta badan waxay samayskoodu ka kooban yahay  isku dar chemicals  minarals vitamins  protens fats oo loo baahan yahay in aanay ka badan samayskoodu si aanay waxyeelo caafimaad soo gaadhsin isticmaalka bulshada  iyo fayaqabkooda

 Caanaha waa in lagu ilaaliya waqtiga kedinta dajinta dhoofinta  sharciga iyo qawaninta fayadhowrka ee  caalamiga  si aanay ugu iman xaalad isbadal fayadhowr

Caanaha iyo ka ganacsigooda

Waa in dawladu ay dhigtaa dekadaha dalka qalabkii lagu baadhayey  badeecadaha iyo  waxtarkooda  tayo

WQ: Dr Buux

Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

buux2010@gmail.com

0634130821

(202)

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com